Madaxweyne Deni oo Magacaabay Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugida Puntland

Wareegto goordhaw kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu magacaabay Agaasimaha cusub ee Ciidamada Nabad Sugida iyo Soirdoonka Puntland ee loo yaqaan PSF. Madaxweyne Deni ayaana xilka ka qaaday Agaasimihii hore ee Hay’adada Nabad Sugida Puntland waxa uuna hada agaasime cusub u magacaabay in uu noqdo S/guuto Maxamed Amiin Cabddulalahi … Continue reading Madaxweyne Deni oo Magacaabay Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugida Puntland